Skip to content

Anigu waxaan ahay NOR ENO

Anigu waxaan ahay NOR ENO, aas aasaha NOR ENO STORE — oo ah suuq dijitaal ah oo Soomaaliyeed kana shaqeeya iibinta digital products iyo adeegyo online ah oo tayo sare leh.

Own Digital products

Alaabo dijitaal ah oo si gaar ah ay u sameeyeen NOR ENO STORE iyo team-keena.

Reselling digital products

Digital products aan si sharci ah dib ugu iibino macaamiisha.

Affiliate digital products

Products aan xayeysiino kuna helno commission marka la iibsado.

Rearanged products

Products la hagaajiyey ama loo diyaariyey qaab cusub iyadoo ogolaansho la helay.

Payments

Waqtigaan payment-ka iyo dalabka waxaa lagu sameeyaa WhatsApp si loo helo xiriir wanaagsan, adeeg degdeg ah, iyo kalsooni buuxda.

“Nala soo xiriir WhatsApp si aad u hesho adeeg degdeg ah iyo taageero buuxda.”

Our team

Aniga iyo team-keyga si kalsooni leh ayaan kuugu adeegaynaa, waxaana diyaar kuu nahay inaan kaa caawino dhammaan adeegyada digital-ka ah ee aad u baahan tahay.

Let’s work together on your next marketing project